Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka XFS waxa ay ka digeysaa duufaano kusoo wajahan inta u dhaxeysa Boosaaso iyo Xaafuun, waxa ay daba socotaa roobka ka da’ayo deeganada Puntland.

Halkan hoose ke aqriso: