Kismaayo (SMN) – Guddiga doorashooyinka ee Jubbaland ayaa shaaciyey magacyada Odayaasha soo xulaya xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulkaasi.

Liiska ergada lagu dhawaaqay ayaa waxa ay isugu jiraan Odayaashii wax ka soo xulay baarlamaanka federaalka ah iyo kuwa kale oo matalaya beelaha Jubbaland.

Odayaashani ayaa la filayaa in dhawaan ay si deg deg ahg ku soo doortaan xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland.

Halkan hoose ka akhriso:

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com