Faah faahinno ka soo baxaya Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay qarax xoogan uu ka dhacay...

Xukuumadda Soomaaliya oo Sheegtay in dib u eegis ay ku sameyn doonto heshiisyadii hore

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Engineer Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yarisow) ayaa sheegay in ay mamnuuc tahay in Jabhadaha hubeysan...

ONLF Oo Raali Gelin ka Bixisay Eedeymo ay U Jeedisay Madax ka tirsan Dowladda...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Afhayeenka ONLF Cabduqaadir Sheekh Xasan Hirmooge (Cadaani) oo toddobaadkii la soo dhaafay wareysi uu siiyay Idaacadda Shabelle ku eedeeyay...

Dhageyso:- Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-        

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle

DHAGEYSO Barnaamij gaar ah oo looga hadlayo cadaallad darrida Garsoorka

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamij gaar ah oo looga hadlayo cadaallad dirrida Garsoorka Soomaaliya.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Beesha Caalamka oo ka hadashay khilaafka siyaadeed ee Maamulka Hirshabelle

Muqdisho (Sh M Network)—Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooday Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si dhow...

Mareykanka oo sheegay in duqeyn ay ku dileen rag ka tirsanaa Al Shabaab

Nairobi (Sh M Network)—Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in Weerar dhanka cirka ahaa lagu beegsaday Xubno ka tirsan Xarakada Al Shabaab. Warsaxaafadeed ka soo...

AKHRISO: Go’aanadii ka soo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda...

NEWS IN ENGLISH