Dhageyso:- Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh. M. Network)-Waxaad halkaan ka dhageysan kartaa Warka Subax Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Si aad u dhageysato Riix halkaan hoose:-        

Qaramada Midoobay oo ka hadashay Weerarada lagu beegsado Hay’addaha gargaarka

Muqdisho (Sh M Network)—Qaramada Midoobay ayaa si kulul uga hadashay Weerarada lagu beegsado Hay’addaha gargaarka bini’aadannimo ee doonaya in ay gurmad gaarsiiyaan kumanaanka ruux...

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network) -- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Kooxo hubeysan oo weerar ka fuliyay Magaalada Jowhar

Jowhar (Sh M Network)—Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe ayaa sheegaya in Caawa bam gacmeed lagu weeraray hooyga Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta...

Dagaal goos goos ah oo ka socda Degaanka Bariire ee Gobolka Sh.Hoose

Bariire (Sh M Network) -- Waxaa Caawa dagaal goos goos ah oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab...

Kooxo hubeysan oo askar dil iyo dhaawac ugu geystay Duleedka Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network) -- Waxaa Caawa Kooxo hubeysan ay askari ku dileen, mid kalena ay ku dhaawaceen Degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada...

Howlgal lagu soo qabtay Waxyaabha Maanka dooriya oo laga sameeyay Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Sh. M. Network)-Ciidamada Booliska ee maamulka Galmudug ayaa howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Gaalkacyo. Waxaana ciidamadu ay ku soo...

Weerar lagu dilay Askar ka tirsanaa ciidamada Puntland oo ka dhacay Gobolka Bari

Boosaaso (Sh. M. Network)-Wararka aan ka heleyno Gobolka Bari, gaar ahaan Buuraha Galgala ayaa ku soo waramaya in saldhig halkaas ciidamada Puntland ku leeyihiin...

Dowladaha Somalia iyo Mareykanka oo ka hadlay amniga Muqdisho

Muqdisho (Sh M NetworkRa'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay, Marty Dale oo ah ku xigeenka Xafiiska howlgalka Mareykanka...

NEWS IN ENGLISH