Maamulka Ahlsunna oo Xukun ku riday Rag ay ku eedeeyeen in ay ka tirsanyihiin...

Dhuusamareeb (Sh M. Network)-Maxkamadda Darajada1aad ee ciidamada Qalabka Sida maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta waxaa ay Xukunno kala duwan ku riday...

Talyaaniga oo xiray Muwaadin Soomaaliyeed oo loo heysto Burcadbadeednimo

Roma (Sh. M. Network)-Booliska Dalka Talyaanig ayaa sheegay in xabsiga ay dhigeen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo si Qaxooti ahaan ah ku galay Dalkaasi Talyaaniga. Muwaadinkaan...

Faah faahinno ka soo Baxaya Qarax ka dhacay Nawaaxiga Garoonka Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh. M. Network)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Gaari oo ka dhacay Nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kaas oo...

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.

Waxaad halkaan ka dhageysan kartaa Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Si aad u dhageysato Riix halkaan hoose:-    

War deg deg ah :- Qarax Gaari oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh. M. Network)-Qarax loo adeegsaday Gaari Taxi ah oo uu Nuuciisu yahay kaarib ayaa waxa uu ka dhacay Nawaaxiga Air-Portka ee Magaalada Muqdisho. Wararka...

QM oo Sheegtay in ay Hoos u Dhacday Qatarta Cudurka Dabaysha

Geneva (Sh. M. Network)-War ka soo baxay Hay'adda Qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadka ee WHO ayaa lagu sheegay in in Cudurka Dabaysha laga cirib...

Jaamacadda Jobkey oo Tababar Aqoon Kororsi ah U Qabatay Ku Dhawaad 60 Saxafi

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Maamulka Jaamacadda Jobkey ayaa qaar ka mid ah Saxafiiyinta ka howlgala Magaalada Muqdisho u qabtay Tababar Aqoon kororsi ah ,...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladda ay ka Go’antahay cirib tirka Cudurka Dabaysha.

Muqdisho (Sh. M. Network)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in ay ka go’antahay dowladda Soomaaliya  in dalka ay ka cirib...

Taliska Booliska Koonfur Galbeed oo Awaamiir Dul Dhigay Shacabka Magaalada Baydhabo.

Baydhabo (Sh. M. Network)-Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Awaamiir la xiriirta Ammaanka waxa uu dul dhigay shacabka ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka...

Saraakiisha AMISOM oo Ciidamada howlgalka Midowga afrika uga digay in ay dhibaateeyaan shacabka.

Muqdisho (Sh. M. Network)-Taliyaha Ciidamada Booliska ee Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, Rex Dundun ayaa baaq u jeediyay Ciidamo Boolis ah oo dhawaan laga...

NEWS IN ENGLISH