Howlgallo Ballaaran oo laga sameeyay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamada Howlgalka Xasilinta Caasimadda ayaa xalay Howlgallo qorsheysan ka sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir. Howlgalka...

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Doolow

Doolow ( Sh. M. Network )-Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo todobaadkaan socdaallo kala duwan ku bixinayay Gobolka Gedo ayaa...

Rag Hubeysan oo Wiil dhalinyaro Ah ku dilay Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay Magaaladaasi lagu dilay Wiil dhalinyaro ahaa...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Ra’isul wasaare Kheyre oo Kormeeray Xarunta Akadeemiyada Cilmiga, Fanka Iyo Suugaanta

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Kormeer waxa uu ku tagay xarunta Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta...

DEG DEG:-Taliyihii Nabad Sugida Kaxda oo Geeriyooday

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday taliyhii Nabad Sugida degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, Kaasi oo uu...

Itoobiya oo Ciidamo Kala Dhexgala U diraysa Soomaalida Iyo Oromada

Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Dowladda Itoobiya ayaa Sheegtay in ay ciidamo u dirayso Gobolkii dhawaan shaqaaqadu ku dhexmartay Oromada Iyo Soomaalida. Afhayeen u...

Xiisado Dagaal oo ka taagan Duleedka Baladweyne

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in weli xiisad dagaal ay ka taagan tahay duleedka Magaalada...

NEWS IN ENGLISH