Markab sida Gargaar Oo ku soo xirtay Dekedda Kismaayo

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Markab laga leeyahay dalka isu taga Imaaraadka Carabta, islamarkaana sida shixnad gargaar Raashin ah ayaa maanta ku soo xirtay...

Shirkad ajnabi oo ukala dab-qaado maamullada dalka iyo Imaaraadka

Galmudug ayaa ka dalbatay Shirkad ajnabi oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka inay inay ka gacan siiso islamarkaana usoo faregliso heshiiska maamullo kamid ah maamul...

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle HALKAAN KA DHAGEYSO

Khasaaro ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Sh.M.Network) - Fahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay qarax culus oo galabnimaddii maanta oo Axad ah ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Sayidka dhinaca degmada...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Sawirro:-Wasiiradii dhawaan la magacaabay oo maanta la dhaariyay

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyaya sedexdii Wasiir oo u dhawaan magacaabay R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...

Sawirro:-MD Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah Madaxda Afrika

Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Dhageyso: Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh.M.Network) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa Warka Duhur. Hoos riix si aad udhageysato

Faah faahinno ka soo baxaya Qaraxyo ka dhacay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxyadan ayaa la...

NEWS IN ENGLISH