Puntland Oo Boosaaso ka mamnuucday in laga Tahriibo
Boosaaso (SMN) - Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse ayaa sheegay in deegaanada maamulkaasi laga mamnuucay in laga tahriibo, xilli uu maanta warbaahinta...
Hub loo waday Xildhibaan ka tirsan BFS oo la qabtay
Muqdisho (SMN) - Wasaaradda amniga XFS ayaa xalay soo bandhigtay hub fara badan oo ay sheegtay in loo waday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Hubka...
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo fariin u diray Mucaaradka Dowladda
Muqdisho ( Sh. M. Network )-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo soo duubay Muuqaal cusub ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku...
Al-Shabaab iyo AMISOM oo ku dagaalamay gobolka Sh/Dhexe
Wararka ka imaanaya Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab ay ku dagalaameen qeybo ka mid ah gobolkaasi.
Dagaalka...
Xiisad xoogan oo Maalintii Labaad ka taagan Dharkenley
Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa Maalintii 2-aad uu hakad ku jiraa dhaq dhaqaaqii Ganacsi ee Suuqa Cali Ugaas oo ku yaalla Xaafadda Xoosh...
SHIRKA KISMAAYO:-GUUL EMAARAAT MIYAA! MISE GUUL SOMALIYEED
Kismaayo ( Sh. M. Network )-Beryahan hadal-heynta ugu badan waa Shirka Madaxda Gobalada ee ka furmay Kismaayo iyo Shirka Muqdisho ee Dastuurka oo la...
DHAGEYSO:-Barnaamijka Tacadiyada Garsoorka Radio Shabelle 15-11-2017,
DHAGEYSO:-Barnaamijka Tacadiyada Garsoorka Radio Shabelle 15-11-2017,
HALKAAN KA DHAGEYSO
Beesha Shiiqaal oo ka cabanaysa dhul boob ka dhan ah deegaanka Jaziira
Muqdisho (SMN) - Kadib shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen odayaasha, culuma’udiinka, dhalinyarada iyo haweenka Beel Weynta Shiiqaal Jaziira iyo Beelaha Banaadiriga ayaa waxaa...
Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaano hor leh
Afgooye (SMN) – Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta deegaano hor leh oo ku yaalla gobolka Shabeelaha Hoose.
Ciidamada oo qaaday...
Weerar xoogan oo ka dhacay Tooratoorow
Toora-toorow (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku warramaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Cadaan ah ay...