Beesha caalamka oo shaacisay qodobo muhiim u ah doorashada 2020/21

Wakiilada xubnaha Beesha Caalamka ka jooga Soomaaliya ayaa waxaa ay madaxda Sare ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ku cadaadinayaan saddex qodob...

Aqriso: Liiska xildhibaanada HirShabelle oo lagu dhowaaqay

Guddiga farsamada HirShabelle ayaa xalay ku dhowaaqay liiska xildhibaanada labaad ee baarlamaanka maamulkaasi oo ka kooban illaa 90 xubnood. Magacyada xildhibaanada la shaaciyey ayaa isugu jira xubno cusub...

UNICEF oo war ka soo saartay shaqaale lagu dilay Muqdisho

Hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobay ayaa canbaareysay weerar lagu dilay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha kaasi oo maanta ka dhacay magaalada...

Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato.

Dhageyso: Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato.

Qaar ka mid ah wasiirada cusub oo xilalkooda la wareegay

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula wareegeen wasiirrada cusub ee wasaaradaha shaqada...

Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Habeen daacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato.

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo soo xiray shir muhiim ah

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaasi Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir usoo xiray degmooyinka iyo Gobolada Puntland ee ay ka...

Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas Covid-19 ah

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh oo la xiriirta halista cudurka safmarka ah ee Covid 19 iyo saameynta...

Sawirro: Qoor Qoor oo la kulmay wafdi ka socda beesha caalamka

Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan, ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Wefdiga uu hoggaaminayey Ergayga...

NEWS IN ENGLISH